Thursday, January 17, 2008

DUBAI: Night Secrets

Halkan Waxaad Kaddaawataa Dhaqan-xumada ay Gaaladu Ladhexjoogto ama ay Kaddamacsantahay Waddamada Islaamka, Taasoo Kuucaddaynaysa in ay Gaaladu Rabaan Dhammaan-ba Dunida Islaamka in ay Kadhigaan Meel Fisqi & Faasaad ah, is'lamarkaana Kubeeraan Dhaqankooda Xun ee Sidaaya. "DUBEY" Waa Waddan Islaama Haddase Kucaana Dhaqanka Reegalbeeka & Gaalada. Sida aad Ka'arkiddoonto Cajaladdan Muuqaalka ah Waxay Katarjumaysaa "Dimocracy"siga ay Maraykanka & Ree-Galbeed-ku Kufidinayaan Caalamka Islaamka, Sidanoo Kalanna Waxay Kajirtaa Meelo-badan oo Waddamada Carabta/Islaamka ah. Runtii Shaki Kumajiro in ay Tani Tahay Dagaal Dhaqan-doorina, Dunida Islaamkuna ay Noqoto Meel Dubey oo Kala'ah. Waana Sidaa Sida ay Gaaladu unoolyihiin Noloshooda iyo Dhaqankooduna uu Kusalaysanyahay..!

No comments: